BARO XUQUUQDAADA QAXOOTINIMO MARAYKANKA GUDIHIISA

Ingiriisi sidoo kaleNo Ingiriisi

https://youtu.be/TLCgLv0e7Sg

Refugees, immigrants, lawful permanent residents (green card holders) and US citizens all deserve to be treated with dignity and respect. In the USA, we all have rights. This information is to help you know your rights. At the bottom of this page, you will find links to this information in Nepali, Somali, French and Arabic.

BARO XUQUUQDAADA QAXOOTINIMO MARAYKANKA GUDIHIISA.

This information is meant to educate you. It should not be in any way considered legal advice. Our intention is for people to be prepared and NOT scared.

Warbixinta ku qoran warqadaan waxaa loogu talagalay in aay ku barto xuquuqdaada. Ma ahan in aan uqaadatid talo sharciyeeysan. Ulajeedadeyna waxaa waaye in aan dad diyaarino oo aysan cabsanin. Haddii aad umaleyneesid in lacarqaladeeyay xuquuqdaada , waa in aad la hadashid qareen. Hadii aad adiga ama qoyskaaga ubaahantihiin caawin deg deg ah, fadlan wac 911.

  • Non-U.S. citizens, including lawful permanent residents, refugees and asylees, generally have the same rights as citizens.
  • If you believe your rights have been violated, you should talk to a lawyer.
  • If you or your family members are ever in need of emergency assistance, immediately call 911.

HOR UDHAC

Introduction

Waxaan kunoolnahay marxalado adag. Ficiladi ka dhan ahaa qaxootiga iyo dib udejinta qaxootiga ee Mareykanka waxaay abuurtay cabsi iyo walaac. Sida aay xaqiijisay Maxkamad, qof walbo xuquuq ayuu leeyahay sida qaxootiga, dadka magangalyo doonka ah,dadka reer guuraaga ah, dadka haysta green cardka ama kaarka cagaaran, dadka deegaanka ah iyo dadka aan haysanin sharciga. Waxaan mudanahay in nala xushmeeyo si sharaf leh ayada oo aan la eegeynin Meesha aan kasoo jeedno iyo sida aan utukano. Dhamaanteen xuquuq ayaan leenahay. Qoraalkan waxaa loogu talagalay in in aay qaxootiga ka helaan warbixin muhiim ah ee ku aadan xuquuqdooda taaso jawaab u ah marxaladaha adag ee soo wajahay bulshadeena. Qoraalkan looguma talagalin in uu abuuro cabsi laga cabsanayo xubnaha sharciga ee dowlada. Waa muhiin in la fahmo ilaha gargaarka deg dega ah sida (Booliska, waaxda caafimaadka iyo dabdamiska) kuwaas oo diyaar uah in aay caawiyaan qof walbo. Haka shakinin in aad wacdid 911 xili kasto ee kula soo gudboonaato arin deg deg ah.

We are living in difficult times. Recent actions against refugee resettlement, refugees and immigrants in the United States have created fear and concerns for many. Everyone has rights, including refugees, asylum seekers, asylees, immigrants, lawful permanent residents (green card holders), U.S. citizens, and individuals in the United States without status.

Maxaa isbadalay?

We all deserve to be treated with dignity and respect, regardless of where we are from or how we pray. We all have rights. This resource is meant to provide refugees with urgently needed information. You must know your rights in response to the important issues facing our communities. This resource is not intended to create fear of law enforcement entities. It is important to understand that emergency service personnel (police, medical personnel, and firefighters) are available to help any person in an emergency. Always call 911 in an emergency. Know your rights – refugee rights.

Bishi Janaayo 27 deedi ee 2017, Madaxweyne Trump waxaa uu saxiixay amar madaxweyne kasoo joojinaayo dib udejinta qaxootiga ilaa afar bilood iyo joojinta qaxootiga dalka Suuriya ilaa iyo wakhti aan la cayimin. Waxaa kale oo ku qornaa amarka madaxweynaha mamnuucida dadka kasoo jeedo todobo wadan oo Muslin ah sida- Iran, Ciraaq, Liibiya, Soomaaliya, Sudan, Suuriya iyo Yemen in aay soo galaan wadanka Mareykanka. Waxaa kale oo la yareeyay tiradi qaxootiga ee wadanka la keenayo oo laga dhigay 50,000 oo qof sanadkan taaso waliba lagusoo xulaayo diin. Hase ahaatee maxkamad ee dowlada fadaraalka ayaa dhahday qeeybo kamid ah amarka madaxweynaha waa sharci daro. Maxkamadi waxa aay joojisay si kumeelgaar ah amaradi ku qornaa amarka madaxweynaha. Qeeybaha aay diiday oo aay joojisay maxkamada ayaa ah 120 ki beri ee la joojiyay qaxootiga, joojinti soo galitaanki dadka kasoo jeedan 7di wadan oo aan soo sheegnay iyo joojinti soo galitaanki dadka kasoo jeedo Suuriya. Xaalaada xili walbo ayey isbadali kartaa maxaa yeelay arinti waxaa la geeynaayaa maxkamada sare ee Mareykanka. Waxaa kale oo uu madaxweynaha saxiixay amar lagu xoojinaayo socdaalka oo dib loo celinayo dadka sharci la’aanta ah. Kuwaas oo daba socdo hadal haynti xiligi ololaha ee doorashada.

Your rights at home

Maxaa igu dhici doono qaxooti ahaan amarka madaxeynaha kadib.

What if federal agents come to my home to talk to me?

Haddii hada aad tahay qaxooti jooga dalka Mareykanka, amarka madaxweynaha kuguma yeelanayo wax saameyn ah. Weli waxaa aad leedahay xuquudaadi sharciyeesnayd. Waxaa codsan kartaa kaarka cagaaran ama green kaarka hal sano kadib. Sdioo kale waxaa aad codsan kartaa baasaboorka 5 sano kadib. Laakin aad kasoo jeedid 7di wadan oo lagu mamnuucay amarka madaxweynaha, fikrad fiican ma ahan in aad safartid wakhtigan oo aad usafartid dalka Mareykanka banaankiisa. Waa in aad tashatid qareen socdaal si aad uheshid warbinxin dheeraad ah. therefugeecenter.org/how-will-president-trumps-executive-order-affect-refugees/.

There have been reports of agents from the Federal Bureau of Investigation (FBI) and/or the Department of Homeland Security (DHS) visiting refugees’ homes to talk to them.

Laakiin walwalaa oo aan?

Here is what you can do if someone tries to enter your home:

Amarka madaxweynaha waxaa uu kala hakiyay isu imaashihii qoysaaska ku kala nool dibadaha. Maadama uusan waxba udhimaynin qaxootiga horay ujoogay wadanka, waa muhiim in la dhoowro sharciga wadanka. Ma ahan in aan ka walwashid xuquuqdada qaxootinimo. Maadama aay qaxootiga ku xuquuqyihiin dadka deegaanka ah oo baasaboorka haysta marka aay joojiyaan booliska, suaalo, xarig ama rabaan in aay baaraan gurigaada, dambiyo yar yar ayaa sababi karo in lagaa qaado sharcigaaga. Haddii aad sugaysay in dib udejin lasiiyo reerkaaga waxaa aay qaadaneysaa mudo dheer laakin weli waxaa aay heestaan fursadi aay kucodsan lahaayeen dib udejin.

Do not open the door

XUQUUQDA GURIGAAGA

Immigration enforcement or the FBI can’t come into your home without a warrant. If a warrant is presented, check the date and signature. If it is signed by a judge and the date is valid, you must let them in and can exercise your right to remain silent. If a warrant is not presented, they can only come in if you or someone else invites them in.

Ka waran haddii aay imadaan wakiilo fadaraal ah gurigeyga si aay iila hadlaan?

Do not speak

Waxaa jira warar sheegayo in wakiilo FBI ah ama waaxda amniga dalka in aay booqanayaan guryaha qaxootiga si aan ula hadlaan. Halkan waxaa ku xusan wixi aad samayn lahayd hadii uu qof isku dayo in uu gurigaaga soo galo:
In the USA, you have the right to be silent and not say anything to the police. Anything you say can and will be used against you in court. You can tell the agents, “I plead the Fifth Amendment” and do not speak.

Hafurin albaabka: FBI masoo gali karto gurigaaga ayaga oo amar aan ka haysanin maxkamad. Hadii aay ku tusaan amar maxkamadeed, fiiri taariikhda ku qoran iyo saxiixa. Haddii uu saxiixay xaakim maxkamadeed taariikhdana tahay sax waa in aad uogolaatid in aay soo galaan guriga. Waxaan sameen karta oo aad xaq uleedahay in aad ka aamustid oo aadan la hadlin. Haddii aaysan kutusin amar maxkamadeed, adiga ayaa uogolaan kartid ama udiidi kartid in aay soo galaan gurigaaga.

Call a lawyer

Aamusnoow: wax walbo oo aad ku hadashid waxaa loo isticmaalayaa cadeyn maxkamada dhaxdeeda. Mareykanka waxaad xaq uleedahay in aad aamustid waxaadna ku dhahdaa FBI da “waxaan tiigsanayaa qodobka 5naad ee sharciga mana hadlaayi”

There are free and low-cost lawyers who can help you

Wac qareen: waxaad ka heli kartaa qareen websaaydkan ama waxaad wici kartaa qareenada caalamiga ah ee ACLU ee magaaladaada.
HA SAXIIXAN WAXBA: ha saxiixin waxba adiga oo aan la tashanin qareen.
IS ADKEE: raadso qareen aamin ah. Bulshadaadana kaasho si aay kuula andacoodaan ama kuula doodaan. Haddii lagu xiro waxaa qaadan kartaa racfaan hana rajo dhigin.

Do not sign anything

Dadka aanan ahayn deegaan ama aanan haysanin baasaboorka sida dadka haaysto green kaarka iyo qaxootiga waxaa aay ku xuquuqyihin dadka deegaanka ah.

Don’t sign your name on any papers without talking to a lawyer.

XUQUUQDAADA KU AADAN SAFARKA

Stay strong

Ma usafri karaa wadanka Mareykanka banaankiisa aniga oo haysta green kaar?

Get a trustworthy lawyer. Also, ask your community to advocate for you. If you are detained, you may be able to get bail and be released. Don’t give up hope.

Wakhti xaadirkan waa la cunaqabateeyay amarki madaxweynaha ee mamnuucida qaxootiga iyo mamnuucidi socdaalka, hase ahaatee waxaa kula talineeynaa dadka kasoo jeedo 7di wadan ee la mamnuucay in aaysan safrin hadii aaysan ahayn arin deg deg ah maxaa yeelay arinta waa isbadali kartaa wakhti dhow. Waa arin halis ah in uu hada qof aanan baasaboor haysanin uu usafro dalka Mareykanka banaankiisa.

Remember: you have the right to choose not to answer any questions.

Hadii aad jiraan dadkaaga wadanka banaankiisa oo aay hada qorsheeynayaan in aay soo laabtaan, waa in aad la xiriirtid qareen kahor inta aaysan soo bixin. Waa in uu soo qaataa qofka soo safraayo sharciyadiisa oo dhan sida green kaarka, warqada socdaalka ama baasaboorka.

Your right to travel

Qaxootiga aanan haysanin green kaar ama baasaboor sinaba waa in aaysan usafrin wadankka banaankisa hadii xitaa aaysan kasoo jeedin 7di wadan ee lamamnuucay.

Can I still travel outside of the USA with refugee status or a green card?

Wakiilada dowlada ee joogaan eraboorada waxaa aay awood uleeyihiin in aay ku baaraan oo aay suaalo kula yeeshaan.

We recommend individuals from six countries – Syria, Iran, Sudan, Somalia, Yemen and Libya – do not travel at this time, unless it is extremely urgent or an emergency.

Hadii lagu dhaho suaalo dheeraad ah ayaa lagula yeelanaayaa eraboorka gudihiisa, waxaad xaq uleedahay in aad codsatid qareen. Qareeno farabadan ayaa arintaan darteed ujoogo eraboorada.
  • There is a high risk of traveling outside the USA for individuals who do not have US citizenship.
  • If you or your loved ones are outside the USA and are planning to return, you should contact an attorney here in the USA before embarking on your journey. The person traveling should make sure to have all their documents, including a passport, green card, or refugee travel document.
  • Refugees who do not have a green card or US citizenship should not travel outside of the USA at this time for any reason, even if you are not from the six named countries.
  • Law enforcement officers at the airport and at port of entries have the authority to conduct a “routine search” of all luggage and to ask you questions about your citizenship and travel itinerary. If you are selected for a secondary interview at the airport, you have the right to ask for a lawyer. Many lawyers are making themselves available free of charge for this purpose.
  • If you or someone you know is detained, you can email the International Refugee Assistance Project (IRAP) at airport@refugeerights.org, call your local ACLU, and report your or others’ experience to the American Immigration Lawyers Association (AILA).
Haddii lagu xrio ama la xiro qof aad taqaanid, waa in aad la xiriirtid airport@refugeerights.org, ama wax qareenada caalamiga ah ee ACLU. Kadibna nala wadaag wixi aad kala kulaantid adiga oo isticmaalayo foomkan.

XUQUUQDAADA KU AADAN IN AAD AMNI UGU NOOLATID BULSHADAADA.

Ka waran haddii aan noqdo qof kudhiban gurigiisa ama dariskiisa?

Xuquuqdaada qaxootinimo waxaa aay kusiineysaa xuquuqda aay leeyihiiin dadka deegaanka ah ee baasaboorka leh. Booliska magaaladaada waxaa aay ujoogaan in aay adiga kuu adeegaan oo aay ku difaacaan mar walbo oo aad ubaahantahay. Haddii aad tahay dhibane dambi, waa in aad si dhakhsi ah uwacdid booliska: 911.

Remember: If you do travel, you will need to bring your documents with you.

Haddii aad dareentid in aad dhib kujirtid ama uu qof kuu hanjabaayo haka hor imaanin. Waa in aad si dhakhsi ah aad uwacdid booliska adiga oo wacayo 911.

Your right to be safe in your community

Haddii aad ucabsatid amnigaaga waa in aad la hadashid hay’adaa dib udejinta qaxootiga ama qareen.

What if I am a victim of harassment in my home or neighborhood?

Haddii aad aaminsantahay in aad adiga ama qof aad taqaanid uu yahay dhibane dembi ama midib takoor kusaleeysan diin,dhalasho, kamid ahaasho koox waa in aad usheegtid https://www.splcenter.org/reporthate

  • Your refugee status grants you legal status in the United States, and you have the right to receive the same treatment as US citizens.
  • Your local police are there to serve you as a member of the community and protect you when you need it. If you are the victim of a crime, you should immediately call the police: 911.
  • If you feel that you are in danger, or if someone is making threats against you or your family, do not try to talk to them or confront them. You should immediately call the police by dialing 911.
  • If you are worried about your safety, talk to someone at your refugee resettlement agency or to a lawyer.
  • If you believe you or someone you know has been a victim of a crime or discriminated against because of your religion, nationality, or group membership, you should also report it to the Southern Poverty Law Center (SPLC).

Maku dhaqmi karaa diintayda cabis la’aan oo laii dhibaateeyo?

Remember: call 911 if you or someone you know is in danger.

Waxaad leedahay xuquuq dastuuri ah oo ah in aad ku dhaqmi kartid diintaada. Waxaad xaq uleedahay in aad aadid meelaha wax lagu caabudo, in aad dhagaysatid muxaadaro ama aad ka qeeyb qaadatid arimo bulshadeed ama in aad kutukatid meelaha dadweeynaha.

Haddii aad la kulantid midib takoor diineed ama laguu beegsado diintaada darteeda, waxaad la xiriiri kartaa CAIR.

Your right to practice your religion

XUSUUSO: sharciga ayaa kula jiro si uu kuu badbaadiyo.

Can I practice my faith without any fear of being victimized?

DADKA SHARCIGA HAYSTO OO LAGU SOO OOGAY DAMBIGA.

You have a constitutional right to practice your religion. You have the right to go to a place of worship, attend and hear sermons and religious lectures, participate in community activities, and pray in public. If you experience religious discrimination or are targeted because of religion, contact the Council on American Islamic Relations (CAIR).

Dambiyada yar yar waxaa aay sababi karaan in dib loo caliyo dadka aanan haysanin baasaboorka.

Remember: the law is on your side to protect you.

Haddii aadan ahayn deegaan haaysta baasaboor oo lagu xiro, usheeg qareenkaaga xaalada sharci. Haddii aad qiratid dambi waxaa aay burburin kartaa sharcigaaga sababina kartaa in dib laguu celiyo.

Your right to advocate for your community

Haddii rikoorka kuugu jirto dambi, waxaa muhiim ah in aad aragtid qareen aad kala hadashid wax yaalaha kuu banana ama kula gudboon.

As a refugee, you are a very important advocate. Your voice can have a great impact because you are a refugee. You have the right to:

Waxaa laga yaaabaa in aad heshid qaab aad iska masaxdid dambigaaga laakin gobal walbo sharci ugooni ah ayuu leeyahay ee la xiriir qareen.

  • Call and meet with elected officials in your town, state, and in Congress to develop a relationship, educate them about your contribution to the community, and seek their support for refugee resettlement and issues you care about.
  • Share your story as a refugee to help transform the public narrative about refugees.
  • Join diverse voices such as resettlement staff, faith leaders, employers, military veterans, other refugee leaders, and supportive community members to take action together.

XUQUUQDAADA HADDII UU KU SUAALO WAKIIL FBI AH

Remember: your voice matters.

Wakiilada FBI waxaa laga yaabaa in aay kaa dalbadan in aay kula hadlaan. Waxaad xuquuq uleedahay in aad diidid laakin waxaa laga yaabaa in aay kaa shakiyaan. Kala hadal qareen ama hayadaada dib udejinta qaxootiga hadaka ka hor. Haddii aad ogolaatid in aad la hadashid ama ku waraaystaan:

Lawful permanent residents who are accused of crimes

Waxaad xaq uleedahay in uu kula joogo qareen xiliga wareeysiga. Ka raadso adeeg sharci halkan https://cliniclegal.org/directory ama http://www.ailalawyer.org/.

If you are not yet a citizen and you are arrested or accused of a crime, make sure your lawyer understands your immigration status because minor offenses can result in deportation for non-US citizens. Pleading guilty as part of a plea bargain can jeopardize your legal status and could eventually lead to removal.

Waad dooran kartaa wakhtiga iyo Meesha wareeysiga

If you have a criminal conviction on your record, it is recommended that you contact a lawyer to understand all your options. If you are able to get a “set aside” or “expunge” your conviction, this could clear your record, but the laws are different in each state, so it is best to consult a lawyer about these questions.

Waxaad codsan kartaa in aad ogaatid suaalaha wareeysiga iyo in uu kula joogo turjubaan.

Remember: talk to a lawyer if you are accused of even a minor crime.

Ma ahan in aad ka jawaabtid suaalaha haddii aadan isku kalsooneen

Your rights if you are interviewed by a federal agent

Haddii wali aad sugaysid qoyskaaga in dib udejin loo sameeyo wadanka Mareykan, waxaa laga yaabaa in aay qaadato mudo dheer, balse weli waxa aay haystaan fursadi aay codsan lahaayeen dib udejin.

Agents from the FBI or DHS may seek to talk with you. You have the right to decline to be interviewed, but this can be viewed with suspicion. Talk to your lawyer or representative from your resettlement agency first about the interview request.

XUSUUSNOW: waa in aadan sheegin warbixin been ah xiliga wareeysiga. Waxaa aay loo tixgalinayaa dambi taaso sababi karto marxalado lid ah.

If you agree to an interview, you have the right to have an attorney present.

LASOCO DUUBISTA VIDOOWGA EE ILAALADA SHARCIGA

Dabinta waa marka uu qof boolis ah udhigo shirqool si uu danbi ugalo. Maadama laga yaabo in boolis dhar cad ah ama aanan labisnayn aay indha indheeyaan ficilada dadka Muslimka ah, waa muhim aad loo foojignaado oo aan lagu kicin falal sharci daro ah oo adaabta la ilaaliyo.
  • You can choose the time and place for the interview.
  • You can request to know what the questions will be at the interview and have an interpreter present.
  • Do not give any false information during your interview. You do not have to answer all the questions you are asked, if you are not comfortable.
  • If you are waiting for your family member to be resettled to the U.S., it may take longer, but they still have the same opportunity to apply for resettlement.
Duubista

Remember: you MUST NOT give false information during your interview. It will be considered a criminal offense and may result in negative consequences.

Adiga ama qoyskaaga waxaa laga yaabaa in laidin duubo taaso loola jeedo in lagu ururiyo xog ama war. Duubista waxa aay ka koobantahay mid qarsoon, mid aan qarsooneen iyo si qarsoodi ah uu qof kuu daba qalo. Qofka waa la daba galayaa meel walbo oo ugalo. Waxaa kale oo la sameeyn karaa in guryaha loosoo qarooco dadka si suaalo loo weeydiiyo. Waxaa kale oo daba galaa qofka sida uu uisticmaali intarneedka, bogaga uu galo iyo waxyaalada uu dhagaysto. Waxaas oo dhan waa baaritaan sharci ah oo aay isticmaalaan wakiilada dowlada. Waa muhiim ah in aad la hadashid qareen hadii aad dareentid in laguugu daba jiro oo lagu baarayo.

Be aware of law enforcement surveillance

La soco waxyaala kasocdo intarneedka

Entrapment

Ka taxadir in aad booqatid bogaga ka kooban waxyaalaha xagjirka ah hana kala hadlin hadalo xagjirnimo ah dad kale oo ah xagjiryaal. Kala hadal ilmahaaga sida muhiimka iyo saxda ah ee loo isticmaalo intarneedka iyo waxyaalaha aad rabtid in aay ka fogaadaan. Lasoco waxyaalaha aay ku sameeyaan onlineka kalana hadal in aaysan booqan bogaga dhibka keeni karo. Waxaad ka xirtaa meelaha aan munaasabka ahayn adiga oo isticmaalayo aalado xiri kara. Waxaa jira waxyaalo lasoo degsan karo telefonkaaga kuwaas oo kaa caawin karo in aad la socotid waxa aay caruurtaada ku sameynayaan intarneedka sida Teensafe

Entrapment is a practice whereby a law enforcement officer induces a person to commit a criminal offense that the person may have otherwise been unlikely to commit. Since undercover agents sometimes may monitor Muslim or immigrant communities, it is important to always maintain situational awareness and consciousness, hold true to your values, and not be lured into activities that could be illegal.

QAABKA AAD UGU OLOEYN KARTID BULSHADAADA

Surveillance

Amarka madaxweynaha waxaa uu saameeyay qoysas badan oo qaxooti ah. Qaxooti ahaan waxaad tahay ololo muhiim ah ee bulshadada. Codkaaga waxaa uu leeyahay muhiim weyn. Qaxooti ahaan waxaad xaq uleedahay;

You and your families may experience some form of surveillance. The purpose of surveillance is to gather information and the techniques can be categorized into three types: covert, overt, and electronic surveillance:

In aad wacdid oo la kulantid dadka laga soo doorto gobalkaaga si aad xiriir ula sameysid, usheegtid waxqabadkaaga bulshada ama aad ka raadsatid in aay kaa caawiyaan dib udejinta qaxootiga ama waxyaalo kale oo adiga muhiim kuu ah.
  • Covert surveillance is when the individual is not able to detect someone gathering information on them. This can be done by following the individual from a distance, searching through garbage receptacles left of public property, and using microphones to listen in on conversations.
  • Overt surveillance is visible and is what is being most frequently reported by refugee communities. This type of surveillance can be accomplished by knocking on doors and asking questions, openly talking to neighbors, etc.
  • Electronic surveillance focuses on monitoring internet, website pages, and using listening devices. Overall, surveillance is a legal process used by local, state, and federal law enforcement. The specific laws and regulations vary from state to state and it is advised to speak with a lawyer if you feel you are under surveillance.
Dadka lawadaag sheekadada qaxootinimo si aad ubadashid aragtida shacabka ee ku aadan qaxootiga.

Monitoring of internet activities

Kubiir codadka kaladuwan sida shaqaalaha dib udejinta, hogaamiyaasha diimaha, ciidamada iyo hogaamiyaasha kale ee qaxootiga.
Be careful not to visit websites that might hold extremist ideologies or engage in online conversations with others who might hold radical views.

XUSUUSO: codkaaga waa muhiim

There is often a generation gap between how parents are accustomed to using the internet and how children or youth use social media. Talk to your children and teenagers about what are appropriate internet sites to visit and what you expect them to avoid. Monitor your children and teenagers’ activity online and encourage them not to visit websites or participate in online activity that could be perceived as problematic. Consider setting guidelines ahead of time or even using software that can restrict their use. There are apps you can use to help parents track their children’s cell phone activities.

Waxaa jiro hay’ado badan kuwaas oo bixiyo warbixino muhiim ah oo ku saabsan xuquuqdada iyo sidi aad qoyskaaga iyo bulshadada ugu dhigi lahayd amaan. Waxaa kale oo jira hadalo been ah oo kasoo baxayo baraha interneedka kuwaasoo faaiideeysanayo qaxootiga. Fadlan hubso in aad raadsatid warbixin laisku hubo qaasatan marka aad ka raadsaneysid warbixin online. Qaar kamid ah warbixinada fiican oo muhiim ah waxaa ka mid ah:

Remember: it is important to be careful about what websites you visit. Do not visit sites with extremist views because the government could think you are connected to terrorism.

Additional information and resources

There are many organizations that offer helpful information and resources about your rights and ways to keep yourself, your family, and your community safe. Unfortunately, there are also rumors and false information circulating on social media and online communities, as well as scams that seek to take advantage of refugees and other immigrants. Please make sure that you seek information from credible sources, especially when searching for information online.

Thank you to Church World Service for preparing these materials to help refugees KNOW YOUR RIGHTS.

Find help near you

Use FindHello to search for services and resources in your city.

Start your search

Waad ku mahadsan tahay in ay Church World Service diyaarinta qalabkan si ay u caawiyaan qaxootiga OGTAHAY XUQUUQDAADA – QAXOOTIGA XUQUUQDA. Waxaad kala soo bixi kartaa macluumaadkan sida PDF ka Greateras1.org.

this page Ma caawin? Smiley wejiga Haa wejiga u kuuso No
Waad ku mahadsan tahay ra'yi-celin!